Minneapolis Public Schools sends out weekly family updates about the of the 2020-21 school year. You will get these updates via email if you are signed up, but this page will have any messages you may have missed.
Cusboonaysiintaan waxaa ku jira macluumaad ku saabsan:
- Ku noqoshada iyo qorshaha waxbarasho qof ahaaneed ee fasalada PreK-5
- Isqorista waxbarashada shaqsi ahaan ama waxbarashada masaafada fog
- Dugsiga uma jiro maalmaha Febraayo 1-5-ka PreK-5
-
Imtixaanka ACCESS ayaa laga qaadayaa ardayda hela adeegyada EL: bisha Febraayo 8 - Abriil 16
- Xusuusin ku saabsan xafladaha furitaanka ee iskuulada
Read More >>
Waxaan jeclaan lahaa inaan
idinla wadaago sida MPS ay qorsheyneyso
inay kaga jawaabto amarka Gudoomiye Walz uu dabayaaqada bisha Diseembar sii
daayey si ay u helaan dhamaan ardayda dugsiga hoose - fasalada PreK-5 - inay ku
noqdaan shaqsiyan waxbarashadooda.
Read More >>
Cusboonaysiintaan waxaa ku jira macluumaad ku saabsan:
- Amarka fulinta ee
Guddoomiye Walz ee dugsiyada
- Isdiiwaangalinta
barnaamijyada waxbarashada galinka danbe
- Sanduuqyada cuntada
fasaxa ee carruurta ... iyo dadka waaweyn!
- Kheyraadka Fasaxa
Jiilaalka iyo xiritaanka xafiiska degmada
- Xusuusin ku saabsan guryaha furan ee
iskuulka
Read More >>